Crop Cash (Soomaali)

English

Isku dhufo doollarka kaarka cuntada 3SquaresVT/SNAP si aad uu istimaasho khudaarta beeralayda deegaankaaga!

Markaad ku kharash garayso 3SquaresVT/SNAP $10, dolar suuqyada beeralayda ee ka qayb qaadanaya, waxaad heli doontaa lacag dheeraad ah oo aad ku kharash garayso ama aad ku gadato miraha, khudaarta, geedo yaryar, geedaha la abuurto iyo geedo kaloo fara badan iyo suuqa beeraleyda laga helo.

Qof alle oola siiyo 3SquaresVT/SNAP benefit waxaa uu xaq uu leeyahay in la siiyo Crop Cash suuqa beeralayda dhexdeeda mana uu baahno in uu buuxiyo coodsi programkaan ah. 

3SquaresVT, oo loo yaqaano SNAP/EBT (hadana loo yaqaano asalkiisa food stamps) oo caawiyo dadka ana familada dan yarta oo dhaqaalaha yar soo gala in ay ku gadataan  raashn ay uu bahan yihiin. Benefit kaas ayaa lagu soo shubaa karaarka markaas shaqeeyaan sida debit card, asgana waa la ogol yahay suuqyada inteeda badan iyo suuqyada beeralayda. Halkaan waxaa ku yaala liiska raashinka aad ku iibsan karto SNAP/EBT. Wixii aqbaar dherrad ah ama caawinaad aad uu bahan tahay in aad codsoto 3SquaresVT benefits, soo booqo Vermont Foodbank website.

 

Sida loo helo oo loo isticmaalo lacag caddaan ee qudaarta beeraha lagu kato:

Tallaabada 1: Aad suuqa beeralayda ee ka qaybqaadanaya.

Talaabada 2: Raadi meesha macluumaadka suuqa ama boorarka jaalaha ah.

Talaabada 3: Marsii kaarka EBT inta aad jeceshahay inaad suuqa ku bixiso ama aad rabto in aad isticmaasho.

Talaabada 4: Hel $1 sumad iyo gunno $1 kaash ah oo lacagta beeraha.

Talaabada 5: Isticmaal lacagta beeraha ah si aad ugu iibsato miraha, khudaarta, geedaha abuurka yar yar, iyo bilaawga.

Tallaabada 6: Soo noqo usbuuca ama wiika soo socda oo mar kale samee!

Audio file

 

Ka Qeybgalka Suuqyada:

Arlington Village Farmers Market (Fridays 4-7pm; June 7th-Sept 6th)

Barre Farmers Market (Wednesdays 3:30-6:30pm; June 5th-Sept 25th)

Brattleboro Area Farmers Market (Saturdays 9am-2pm; May 4th-Oct 26th)

Bristol Farmers Market (Mondays 3-7pm; June 3rd-Sept 30th)

Burlington Farmers Market (Saturdays 9am-2pm; May 11th-Oct 26th)

Caledonia Farmers Market Association (St Johnsbury & Danville) (Saturdays & Wednesdays 9am-1pm; May 11th-Oct 26th)

Capital City Farmers Market (Montpelier) (Saturdays 9am-1pm; May 4th-Oct 26th)

Champlain Islands Farmers Market (Saturdays 10am-2pm, Wednesdays 3-6pm; May 18th-Oct 26th)

Chelsea Farmers Market (Fridays 3-6pm; May 24th-Oct 11th)

Craftsbury Farmers Market (Saturdays 10am-1pm; May 25th-Sept 28th)

Dorset Farmers Market (Sundays 10am-2pm; May 12th-Oct 13th)

Greater Falls Farmers Market (Fridays 4-7pm; June 7th-Sept 27th)

Greensboro Farmers Market (Wednesdays 3-6pm; July 10th-Aug 28th)

Hardwick Area Farmers Market (Fridays 3-6pm; May 24th-Oct 4th)

Hartland Farmers Market (Fridays 4-7pm; May 31st-Sept 27th)

Hill Top Farmers Market (Pownal) (Saturdays 10am-1pm; May 4th-Oct 26th)

Jeffersonville Farmers Market (Wednesdays 4-7pm; May 29th-Oct 16th)

Jericho Farmers Market (Thursdays 3-6:30pm; May 30-Oct 3th)

Ludlow Farmers Market (Sundays 9am-1pm; May 26th-Oct 13th)

Lyndon Farmers Market (Fridays 3-6pm; June 7th-Oct 11th)

Manchester Farmers Market (Thursdays 3-6pm; May 23th-Oct 10th)

Middlebury Farmers Market (Saturdays 9am-12:30pm; May 4th-Oct 26th)

Milton Farmers Market (Tuesdays 4-8pm; June 18th-Sept 10th)

Morrisville Farmers Market (Saturdays 9am-1pm; May 18th-Oct 12th)

Newport Farmers Market (Saturdays & Wednesdays 9am-2pm; May 18th-Oct 12th)

Northfield Farmers Market (Tuesdays 3-6pm; May 14th-Oct 8th)

Northwest Farmers Market (St Albans) (Saturdays 9am-2pm; May 11th-Oct 26th)

Norwich Farmers Market (Saturdays 9am-1pm; May 4th-Oct 26th)

Old North End Farmers Market (Tuesdays 3-6:30pm; June 4th-Oct 29th)

Putney Farmers Market (Sundays 11am-3pm; May 12th-Oct 20th)

Randolph Farmers Market (Saturdays 9am-1pm; May 25th-Oct 19th)

Richmond Farmers Market (Fridays 3-6:30pm; June 7th-Oct 18th)

Rochester Farmers Market (Fridays 3-6pm; May 24th-Oct 4th)

Rutland County Farmers Market (Saturdays 9am-2pm, Wednesdays 2-5pm; May 11th-Oct 26th)

Shelburne Farmers Market (Saturdays 9am-1pm; May 18th-Oct 12th)

Townshend Farmers Market (Fridays 4:30-6:30pm; May 24th-Oct 4th)

Vermont Farmers Market (Rutland) (Saturdays 9am-2pm, Wednesdays 1-5pm; May 13th-Oct 28th)

Vershire Artisan & Farmers Market (Sundays 12:30-3:30pm; May 19th-Sept 15th)

Waitsfield Farmers Market (Saturdays 9am-1pm; May 18th-Oct 19th)

Waterbury Farmers Market (Thursdays 4-7pm; May 30th-Sept 12th)

West Hartford Library Farmers Market (Tuesdays 3:30-6:30pm; June 18th-Sept 17th)

West River Farmers Market (Londonderry) (Saturdays 9am-1pm; May 25th-Oct 12th)

Winooski Farmers Market (Sundays 10am-2pm; May 26th-Oct 20th)